aad ayaan ugu faraxsanahay barnaamijyada cusub ee aan ku soo kordhin doono blogan
sida muuqaalada xayawaanka kala duwan ee caalamka ka jira
Filed under: Uncategorized | Leave a comment »
aad ayaan ugu faraxsanahay barnaamijyada cusub ee aan ku soo kordhin doono blogan
sida muuqaalada xayawaanka kala duwan ee caalamka ka jira
Filed under: Uncategorized | Leave a comment »
The QURAN is the foundation of Islamic law.
It is t he miraculous speech of God that was revealed to the messenger may the and blessings of God be upon him by the way of angel “Gabriel “ it has been transmitted to us with so many chains of authority that it is historical authenticity is unquestionable it is written down in it’s own volume and it’s recitation is a form of worship.
Filed under: Uncategorized | Leave a comment »
Reer Banii Cabdi Manaaf waxaa ka mid ahaa shan nin oo si aad ah ugu ekaa muuqaalka Rasuulka (scw), waxayna shantaas nin ee sida aadka ah ugu ekaa Rasuulka (scw) kala ahaayeen:-
* Abuu Sufyaan Bin Al-Xaarith Bin Cabdil-Mudhalib oo ay Nebiga (scw) ilmo adeero ahaayeen.
* Qutham Bin Cabbaas oo isna ay Nebiga (scw) ay ilmo adeero ahaayeen,
* Assaa’ib Bin Cubeyd Bin Cabd Yaziid oo ahaa Imaamu Shaafici awoowgiis
* Xasan Bin Cali oo ay dhashay gabadhii Rasuulka (scw) ee Faadumo
* Iyo ugu danbeyntii saxaabiga aan sheekadiisa qaadanayno ee Jacfar Bin Abii Dhaalib oo ay walaalo ahaayeen Cali Bin Abii Dhaalib. Sii akhri
Filed under: Uncategorized | Leave a comment »
بسم الله الرحمن الرحيم
Ogow walaalkayow inay Qiyaamadu dhici doonto, xisaabtan iyo abaal marinna ay jiri doonto, markaa la innooga baahan yahay inaynu u diyaar garawnno waxqabadkii iyo wana
aggii aynu kaga badbaadi lahayn murugada iyo dhibaatooyinka jiri doona maalinta Qiyaame , si aynaan u noqonin kuwa uu ku rumoobi doono hadalka uu Eebbe korreeye ku yidhi:-“Dadkii waxaa u soo dhawaaday Xisaabtoodii iyagoo halmaansho ku sugan oo jeedsan.Uma yimaaddo Xus (Quraan) xagga Rabbigooda oo warrami haddii (uu jirana) way maqlaan iyagoo ciyaari.Oy shuqloon tahay Quluubtoodu, waxayna hoos u dhigaan Faqii kuwii dulmiga falay (iyagoo odhanaya), kani ma waxaan dad idinkoo kale ahaynbaa, ma waxaad u imanaysaan sixir idinkoo arkaya” Suuradda Al-Anbiyaa’i Aayadaha 1–3aad. Sii akhri
Filed under: Uncategorized | Leave a comment »
Hordhac
Af Soomaaligu waxaa uu ka mid yahay luuqadaha Geeska Afrika kuwa ay ku hadlaan dadka ugu tiro badani. Dadka Soomaaliyeed ee ku hadlana waxay ku dhaqan yihiin deegaan aad u baaxad weyn oo u dhexeeya gacanka Tojorra ilaa iyo webiga Tana ee Waqooyiga Kiiniya.
Inkastoo af Soomaaliga ay ku hadlaan dad tiradaas leh ee ku baahsan dhulka baaxadaas ballaadhan leh, haddana qoraal rasmi ah oo ay dadka Soomaaliyeed ku dhaqmaan wuxuu yeeshay 1972 dii. Muddadii intaas ka horreysay qoraalada ay dadweynaha Soomaaliyeed ku wada xidhiidhaan wuxuu ahaa luuqadaha Carabiga, Ingiriisiga iyo Talyaaniga. Sii akhri
Filed under: Uncategorized | Leave a comment »